XOG: Cumar Cabdirashiid oo Imaratka ka soo qaatay Lacag dhan $3 Milyan & Qorshe uu u dejiyey dowladda Farmaajo….

(Garoowe.net)

La Wadaag Asxaabta

Warar soo baxaayo ayaa sheegay in dowlada Emaraadka wado qorsho ay ku dooneyso in loga taqluso  dowlada Ra iisal wasaare Xasan Call Khere iyagoona ku buxiiyey dhaqaalo Badan.

Dowlada Emaraadka oo ka xun mowqifka ay Dowlada Soomaliya iskataagtay arinta Khliijka Carabta.

Dowlada Emaraadka ayaa durba u soo dhiibtay Ra iisal wasaarihii hore Cumar Cabdirashiid Call Sharmaake 3 Malyan oo dollar taa oo loogu talagalay in Xilhibaanada Barlamaanka Fedaraalka loo qeybiyo.

Cumar Cabdirashiid ayaa Xildhibaanada wado mooshinka u qeybiyey qofkii 6000 U Doolar Mareykan ah.

Xildhibaan markii hore taageersanaa Mooshinka oo garaayey markii hore 65 Xildhibaan ayaa kala fur furmay badin markii ay ogadeen in mooshinka xukumada looga soo horjeedo ay dabada ka riixayaan dowlado Shisheeyey aysanba arintu aheyn Qalbi Dhagax taana ay keentay in mowqifkooda ka laabtaan in ka badan 20 Xildhibaan.

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.