opinion

somali links

somali links

Wararkii ugu dambeeyey ee aanu ka helayno magaalada Caluul ee gobolka Gardafuu ee Puntland ayaa sheegaya in saacadihii ugu dambeeyey diyaarado nooca qumaatiga u kaca ah ay duqayn ka fuliyeen deegaamo katirsan gobolka Gardafuu.

Dadka deegaanka oo la hadlay warbaahinta qaar ayaa sheegay inay arkayeen diyaaradahaasi oo duqaynaya deegaamo xeebta Caluula,  waxaana la rumaysan yahay inay halkaasi ku tuhunsan yihiin Daacishtii laga saaray degmada xeebeedda Qandala.

LOSOCO WIXII SOO KORDHA

XOG: Beesha Habar-gidir oo hami wanaagsan ka leh inay kursiga kala wareegaan oo ka tuuran, meeshana ay ka saaraan …

Beesha Habar-gidir ayaa dedaal badan ugu jirta sidii ay ku heli lahayd kursiga Xasan Cali Kheyre (Ra’iisul wasaarenimo), iyadoo rajooyin wanaagsan ay u muuqanayaan.

Beeshan oo soo saartay madaxweyne Farmaajo ayaa hadda waxay madaxweynaha ka dhameysteen in kursigaasi iyaga la siiyo haddii Xasan Cali Kheyre meesha uu ka baxo.

Waxaa la sheegayaa in xubno ka tirsan Xisbiga Daljir oo beesha ah loo soo sharaxayo xilkan, marka ay ku guuleystaan in mooshin ay meesha uga eryaan Xasan Kheyre.

Lama oga sidey wax ku dhammaan doonaan, hase ahaatee dedaalka ay Habargidir waddo ma ahan mid sahlan oo hadane yar.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *