WARIYAaSHA Sola iyo Salman oo Dood adag oo LIVE ah ka Yeeshay Farmaajo & Khayre, Maxay isku yihiin?

(Garoowe.net)

La Wadaag Asxaabta

Labada Wariye ee C/Naasir Sola iyo Salmaan Jamaal Saciid ayaa dadka Soomaaliyeed uga yaabsaday wadaniyada ay dalkooda u hayaan kadib markii ay si Live ah ugu kulmeen baraha bulshada gaar ahaan Facebook.

Labadan Wariye oo caan ka dhex ah bulshada Soomaaliyeed dhexdeda ayaa arimo badan uga hadlay wareysigooda oo ku dhawaad saacad soconayay, waxaana ay sheegeen sida loogu baahan yahay in la helo Soomaali wadaniyiin ah.

HOOS KA DAAWO FULL VIDEO-GA.

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.