opinion

somali links

somali links

Wararkii ugu dambeeyey ee aanu ka helayno magaalada Caluul ee gobolka Gardafuu ee Puntland ayaa sheegaya in saacadihii ugu dambeeyey diyaarado nooca qumaatiga u kaca ah ay duqayn ka fuliyeen deegaamo katirsan gobolka Gardafuu.

Dadka deegaanka oo la hadlay warbaahinta qaar ayaa sheegay inay arkayeen diyaaradahaasi oo duqaynaya deegaamo xeebta Caluula,  waxaana la rumaysan yahay inay halkaasi ku tuhunsan yihiin Daacishtii laga saaray degmada xeebeedda Qandala.

LOSOCO WIXII SOO KORDHA

Shariif Xasan Oo Fariin Culus u Diray Farmaajo Iyo Kheyre iyo Arin xasaasi ah oo soo baxday …

Madaxweynaha maamulka koonfur galbeed shariif xasan sheekh aaden ayaa si kulul uweerary Dawlada Dhexe sheegayna inaysan ka ogolaan doonin in lagu Colaadiyo Rabitaanka Reer K/Galbeed in laga hor istaago.

Waxa uu ku baaqay in Dawlada Soomaaliya ay ka deyso fara gelinta Qaawan ay ku heyso Maamul Gobolleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Shacabka ku dhaqan Koonfur Galbeed ayuu ka codsaday Shariif Xasan Sheekh Aadan inay ku caawiyaan taageerada uu siiyey Sacuudiga islamarkaana uu sheegay in faa’iido ulahaa inay la saftaan.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *