Madaxweyne Farmaajo oo la safar Musharax u tartamaya Xilka Madaxweynaha Somaliland & Siyaasiyiin….

(Garoowe.net)

La Wadaag Asxaabta

Bisha Soo Socota Ee November waxaa ka dhacaya Soomaaliland Doorashada Madaxweynaha oo Dad badan ay isku diyaariyeen inay Codkooda dhiibtaan.

Doorashadaasi waxaa utaagan seddex Murashax oo kala Ah: C/raxmaan C/llaahi Cirro,Feysal Cali Waraabe iyo Muuse Biixi Cabdi.

Madaxda Dawlada Soomaaliya ayaa waxay doonayaan inuu guuleysto C/raxmaan C/llaahi Cirro oo ah mid ka socda Xisbiga Waddani Ee Soomaaliland ka jira.

Sababta Farmaajo uduur xulayo guuleysiga maadaama uu kula heshiiyey inay Soomaali weyn dib usoo celiyaan balse Feysal Cali Waraabe iyo Muuse Biixi Cabdi waa macangag Soomaali Naceyb ka buuxo.

Lama oga sida ay kusuurta geli karto hadii C/raxmaan Cirro Guuleysto oo Farmaajo ballantii uu la galay sida uu kaga soo bixi karo.

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.