HOME

WARARKA

SOMALI NEWS

PUNTLAND NEWS

CONTACT US

WARAR KALE

somali links

somali links

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Halkan ka Akhriso Sirta uu sheegayo Sann Baloolshe.

Halkan ka Akhriso Sirta uu sheegayo Sann Baloolshe.

 

Warar si hoose ay u helayso warbaahinta Garowe Network waxay sheegayaan in Taliyaha NISA Mr. Sanbaloolshe oo la filayo in xilkaasi laga qaado uu u hanjabay madaxweyne Farmaaajo iyo Ra’iisul wasaare Kheyre.

Markii uu maqlay in xilkaan laga qaadayo ayuu Sanbaloolshe sheegay in isna uu ceebeyn doono madaxda qaranka.

Waxa uu sheegay inuu hayo Caddeymo ku aadan arrinta qalbi dhagax iyo saxiixyada Labada mas’uul.

Waxa uu tilmaamay in saxaafadda usoo bandhigi doono haddii isaga xilka NISA ka hayo laga qaado.

Arrintaan ayaan la ogeyn in Sanbaloolshe ka celin doonti xil ka qaadista lagu sameyn doono iyo in kale.