opinion

somali links

somali links

Wararkii ugu dambeeyey ee aanu ka helayno magaalada Caluul ee gobolka Gardafuu ee Puntland ayaa sheegaya in saacadihii ugu dambeeyey diyaarado nooca qumaatiga u kaca ah ay duqayn ka fuliyeen deegaamo katirsan gobolka Gardafuu.

Dadka deegaanka oo la hadlay warbaahinta qaar ayaa sheegay inay arkayeen diyaaradahaasi oo duqaynaya deegaamo xeebta Caluula,  waxaana la rumaysan yahay inay halkaasi ku tuhunsan yihiin Daacishtii laga saaray degmada xeebeedda Qandala.

LOSOCO WIXII SOO KORDHA

Dhageyso War Xasaasi Ah: Farmaajo Oo Beesha Habar Gidir Kaga Farxiyey War aysan waligood Filayn iyo Toogasho Lagu fulinayo ninkii….

Waa War Saameyntiisa dib laga ogaan doono hadii uu dhaqan galo marka loo Eego Sida dadka badankood isha ugu wada hayaan toogashada Lagu Fulin lahaa Dable Ceydiid.

Ceydiid ayaa bilo ka hor Maxkamad Dil ku riday iyadoo lagu Helay inuu ka dambeeyey Dilkii Bishii May 2017 ugeystay Wasiirkii Howlaha guud iyo Guryeynta Soomaaliya Cabaas C/llaahi Sheekh Siraaji.

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa qaatay go’aan la yaab leh kaasi uu ku raali geliyey Beesha Habar Gidir oo dhowr mar codsaday in Dable Ceydiid Khisaasta laga bad baadiyo.

Waxgarad iyo nabadoono Habar Gidir katirsan waxay geed dheer iyo mid gaabn ukoreen sidii loo hor istaagi lahaa tiirka Iskool Boliisiyo inta la geeyo la toogto Dable Ceydiid oo katirsanaa Ilaalada Hanti dhowrihii Qaranka Ee Xukuumada Kheyre Ceerisay.

Habar gidir ayaa umuuqata mid ka dhabeysay xabad garaacasho ay ku sameeyeen in laga bad baadiyo dilka Gacan ku dhiigle Ceydiid iyagoo ku andacoonayey in shilka uu si ku talo gal ah udhicin.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *