DEG DEG: Madaxweynaha Galmudug oo ka degay magaalada Hargaysa ee Somaliland (Maxay tahay Sababta…?)

(Garoowe.net)

La Wadaag Asxaabta

Wararka ka imaanaya magaaladda Hargaysa ee Caasimadda maamulka Somali-land ayaa kusoo waramaya in madaxweynaha maamulka Galmudug State Axmed Ducaale Geelle(Xaaf) iyo wafdi uu hogaaminayo in ay ka dageen garoonka diyaaradaha Magaaladaas.

Agaasimaha madaxtooyadda Maamulka Galmudug Maxamed Cabdi aadan oo la hadlay idaacadda Simba ee magaaladda muqdisho ayaa sheegay in madaxweynaha oo ka yimaaday dhanka imaaraadka Carabta uu ka dagay Magaaladda Hargeysa, islamarkaana saacadaha soo socda uu gaari doono magaaladda cadaado ee caasimadda KMG ah ee maamulka Galmudug.

Warar soo baxaya ayaa sheegaya in Madaxweynaha maamulka Galmudug sababaha uu safarka ugu maqnaa dalka Imaaraadka ay qeyb ka aheyd sidii loo dhameystiri lahaa heshiiska go’aanka Galmudug ee Khilaafka Dowladaha Khaliijka Carabta.

Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. Abdiqani says:

    Somaliland maaaha maamul gobbolleed
    waa jamhuuriyad keligeed ah




.