opinion

somali links

somali links

Wararkii ugu dambeeyey ee aanu ka helayno magaalada Caluul ee gobolka Gardafuu ee Puntland ayaa sheegaya in saacadihii ugu dambeeyey diyaarado nooca qumaatiga u kaca ah ay duqayn ka fuliyeen deegaamo katirsan gobolka Gardafuu.

Dadka deegaanka oo la hadlay warbaahinta qaar ayaa sheegay inay arkayeen diyaaradahaasi oo duqaynaya deegaamo xeebta Caluula,  waxaana la rumaysan yahay inay halkaasi ku tuhunsan yihiin Daacishtii laga saaray degmada xeebeedda Qandala.

LOSOCO WIXII SOO KORDHA

DAAWO: Wiil uu Raysal Wasaare Soomaaliya Adeer u yahay oo lagu dilay Dalka Canada

Waxa dalka canada lagu dilay 48 saac ugu danbeyse laba wiil oo soomaali ah oo katirsanaa kumunitiga siweyn looga dhex yaqaanay bulshada soomaaliyeed.

Wiilashaas soomaalida ayaa lagu dhex dilay magaalada Toronto oo soomaalida siweyn ugu badantahay waxaana la hordilay wiil oo adeer u yahay Ra’isulwasaarihii hore ee soomaaliya halka kan kale ladilay saacado kadib.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *