C/wali Cali Gaas oo warkii ugu Naxdinta Badnaa ee lama Filaan ah u diray Farmaajo iyo Khayre Kuna tilmaamay in DFS Aysan Xiligan…

(Garoowe.net)

La Wadaag Asxaabta
  • 1
    Share

Madaxweynaha Puntland, ahna guddoomiyaha Golaha cusub Iskaashiga dowlad Goboleedyada C/weli Maxamed Cali (Gaas) ayaa sheegay in mas’uuliyadda dalka 90% saaran tahay dowlad Goboleedyada.

Wuxuu ku eedeeyay in awoodda Xamar kaliya lagu kooban iyo dhaqaalihii iyadoo culeysa amni iyo waxqabad uu heysto maamullada dalka ka jira oo dalka intiisa badan ka taliya.

Wareysi uu siiyay VOA-da ayuu Madaxweyne Gaas ku sheegay in arrimaha masiiriga ah sida uu yiri looga baahan yahay dowladda Federaalka inay kala tashato maamul goboleedyada

Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. mohamed omar yusuf says:

    waxay illa tahay arinka gaas inu yahay mid mid tabanaya dhabta madama sidi kadhawajiyay dawlad gobolayeed yadu mamulan deeganko kabadan inta dawladu mamusho sidaa awgeed ayado lafirinayo qodobka 45 abc ayay mamul goboleedyadu xaq uleeyihin inay kabayaashoda dhaqalle kororsadan radiyana mel ay wax kadabaran sida mushaaradka shaqalaha adeega bulshada abniga iwm




.